Af-Faransiis

Dhulalka looga hadlo Af-Faransiiska

Luqada Faransiiska (Af-Faransiis : français / langue française). waa midkamaida luqadaha laatiinnka waxa sirasmiya amaba luqadooda hooyo ay u tahay in kabadan 80 milyan ooqof waxa ay luqada labaad u tahay in kabadan 190 milyan halka ay kuhadlikaraan inkabadn 200 milyan oo qof dadka Af-faransiiska kuhadlaa waxa ay kunooolyihiin in kabadan 54 dawladood.inta badan dadka sida rasmiga ha ugahadla Af-farnsiisku waxa ay kunoolyihiin wadanka Faransiiska afka faransiisku waa mid kamida afafka lagaga hadlo jamciyada quruumaha kadhaxaysa waxa kale oo adeegsada midawga Yurub.


From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Tubidy