Af-Ingiriisi

Af-Ingiriis
English
Dhawaaq/ɡlɪʃ/[1]
Gobolkaasal ahaan ka soo jeeda Britain
hadase caalamka oo dhan (fiiri Deegaanada uu gaadhay)
U ah afka hooyo360 - 400milyan  (2006)[2]
Luuqad labaad: 400milyan; ajaanib ku ah: 600–700 milyan[3]
Qoyska luqada
Indo-European
  • Jarmanik
    • Galbeedka Jarmanik
      • Ingiriis-Faransiis
        • Anglic
          • Af-Ingiriis
            English
Early forms:
Af-Ingiriiskii hore
  • Af-Ingiriiskii dhexe
    • Af-Ingiriiska maanta
      • Af-Ingiriis
        English
Hab qoraalka
Xaalada Rasmiga
Ka ah Luqad rasmi
  • 65*wadan
  • 25*Deegaan iyo maamul
Koodka luqada
ISO 639-1en
ISO 639-2eng
ISO 639-3eng
Luqadda la adeegsado52-ABA
  Wadanada caalamka ee si xoogan looga hadlo Af-Ingiriiska
  Wadanada Af-Ingiriisku ka yahay caan
{{{1}}}

Afka Ingiriiska (Af Ingiriis : English; Af Carabi: لغة إنجليزية) waa luuqad looga hadlo dhowr wadan waxeeyna tahay luqod caalamka aad looga xishmeeyo. Asal ahaan Afka ingiriiska wuxuu ka yimi luqadda Afka Laatiiniga, waxaana lagu alifey wadanka Ingiriiska. Fiditaanka uu Afka ingiriiska ugu fidey dunida waxaa sabab u ah gumeysigii Ingiriisku uu ku gumeystey dunida barkeeda kala bar. Mar walba oo uu wadan gumeysto, Ingiriisku wuxuu ka dhigi jirey afkiisa afka dawladda iyo tan barida.

  1. OxfordLearner'sDictionary 2015, Entry: English – Pronunciation.
  2. Crystal 2006, pp. 424–426.
  3. Crystal 2009, pp. 424–426.

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Tubidy