Axmed Harti

U sii toosi:

Axmed Harti Waa Beelaha loo yaqaano Mooracase ee Ka tirsan Beelweynta Daarood. Beelaha Axmed Harti waxay ka kooban yihiin Afar beelood oo kala ah Qazim Axmed (Gabtaanle), Maxamuud Axmed (Dishiishe), Nux Axmed (Maganlabe), iyo Tiinle Axmed (Tiinle). Waxay deegaan ku yihiin Soomaaliya iyo Dalka Cumaan. [1]

  1. http://allsbc.com/guddiga-qaban-qaabada-shirweynaha-beesha-axmed-harti-ee-uk-oo-london-kulan-ku-yeeshay/

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Tubidy