Dooni

Kani waa maqaal ku saabsan doonta. Qoraalo kale fiiri markab.
Boga "Doon" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Nooc ka mid ah doonyaha dadka lagu badbaadiyo

Doon, Dooni (Af Ingiriis : boat; Af Carabi : ar‎) waa aalad biyo-mareen ah taasi oo loo sameeyo qaabab iyo naqshado kala duwan, si ay u dul sabeeyso biyaha badaha, webiyada iyo wixii la mid ah.


From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Tubidy