Hawo waa walax oo mid ka ah sadaxda waji ee xaaladaha Maado (matter),
Hawo
Hawo du waa qayb kamid ag gaaska waxa ayna ka samaysantaa inta udhaxeeysa dhulka iyo cirka ilaa 880 km.
waana tan suura gelinaysa in aduunka ay ku noolaadaan Dadka, dhirta iyo xoolaha.
(hawada waxa ay ka koobantahay mol%)
Nitrogen 0.264
Carbon dioxide 0.056
Methane 95.94
Ethane 2.56
Propane 0.44
Iso-butane 0.305
N-butane 0.074
Iso-pentane 0.078
N-pentane 0.076
Hexane+ 0.21
Cuf isjiidka gaarka ee hawo0.59
Dhaqdhaqaaqa atamka iyo walxaha gaaska ama hawadaa