Meheri

Carab Salaax (Meheri ) oo guud ahaan looga yaqaan Somalia waa beesha Meheriga ee degan Somalia. Waxaa jira jufooyin badan oo qabiilka Meheriga kasoo jeeda oo degan Somaliya gaar ahaan gobolka Puntland.

Carab Salaax (Meheri) waa beel kamida beelaha Soomaliyeed, waxa ay degtaa goboladda Somaliya sida Mudug, Nugaal, Bari, Banaadir iyo degaano kamida Galmudug, Jubooyinka iyo Ismaamulka Soomalida Itoobiya. Beesha waxa ay boqolaal sano ka hor ganacsi u kala safri jiratay Soomaliya iyo wadamada Carabta, waana beesha ugu horaysay xaga ganacsiga Soomalida. Beesha waxa ay caanka ku tahay dhaqashada xoolaha sida geela, ariga iyo xoolah kale. waa beel ku wanaagsan daris wanaaga iyo la dhaqanka beelaha kale ee Soomaliyeed ee ay wada degaan.

    • Cumar Muuse
      • Cali Boss
      • Cali Suuri
    • Xasan Saalax
      • Xildiid
        • Rooble
        • Samakaab
          • Axmed
          • Faarax
    • Maxamud Saalax
      • Ismaacil maxamuud
      • Cali maxamuud
      • Xirisi maxamuud (Naaleeye)
      • Faahiye maxamuud
      • Muuse maxamuud
      • Cumar maxamuud
      • Samatar maxamuud
      • ○Yaxye Salaax
      • ○Maxamed tolwayne
      • ○Maxamed Culus dalbash
      • ○Eybakar Cumar
      • ○Aadam cigale
  • Reer Jidxi
    • Reer Cawad
    • Reer Taabid
      • Macalin Cismaan
  • Reer Mashowle
    • Reer Cali Saciid
    • Reer Canshuur
  • Reer Cantuun
  • Reer Cafreer
  • Reer Xadarmi

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Tubidy