Mitir

Mitir

Mitir

Mitir (ingiriis: Meter) waa qiyaas caalami ah oo lagu qiyaaso dhererka iyo fogaanta. Soomaalida waxa ay isticmaali jireen qarniyo hore qiyaasta loo yaqaan Dhudhun oo udhiganta 0.050 iyo qaybihiisa kala duwan sidaTaako0.020 mitir, Tilaabo iyo Baac

Qiyaasta caadiga ah Mitir waxay la mid tahay hal talaabo. Cabirkan waxa ka yar Sentimitir oo u dhiganta 0.01 mitir, waxaana ka wayn Kilomitir oo u dhiganta 0.001 mitir.


From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Tubidy