Qof

Qof waa hal shaqsi jamaceeduna waa Dad. Waxaa dhici karta jaceyl walaaltinimo dad can qaraabo aheyn at sida walaalaha oo kale isu jeclaadaan kaasi laftarkisu waa nooc kamida ah jaceylka.

Ilaahay baa wax kasta oo nool abuuray. Ninkii ugu horreeyay Aadan baa la dhahay. Binu'aadankoo dhan waxay ka farcameen Aadan iyo Xaawa.


From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Tubidy