Jamhuuriyadda Turkiga Türkiga
|
||||
---|---|---|---|---|
Hal ku dheg: Egemenlik, kayıtsız şartsız Milletindir,[1].[2] "Sovereignty unconditionally belongs to the Nation" | ||||
Heesta qaranka: İstiklal Marşı, "Independence March" | ||||
Magaalo madax | Ankara 39°55′N 32°50′E / 39.917°N 32.833°E | |||
Magaalada uguwayn | Istanbuul 41°1′N 28°57′E / 41.017°N 28.950°E | |||
Luqadaha rasmiga ah | Af-Turki | |||
Qaybaha qoomiyedaha ([3].[4]) |
|
|||
Dadka | Turki | |||
Xukunka | Dawalad dhexe Baarlamaan Dastuuri Jamhuuriyad | |||
- | Madaxweyne | Rajab Dayib Erdogaan | ||
- | Ra'iisul wasaare | Bin cali yildrim | ||
- | Gudoomiyaha baarlamaanka | ismaciil kahraman | ||
- | Gudoomiyaha maxkamadda sare | Haşim Kılıç | ||
Sharci dejinta | Baarlamaanka Turkiga | |||
Ka timid mid ka mid ah Imbaraatooriyadii cusmaaniyiinta | ||||
- | Heshiiskii Lusaan | 24 Luulyo 1923 | ||
- | Ku dhwaaqista Jamhuuriyad | 29 Oktoobar 1923 | ||
Baaxad | ||||
- | Guud ahaan | 783,562 km2 (37th) 302,535 sq mi |
||
- | Biyo (%) | 1.3 | ||
Tirada dadka | ||||
- | qiyaasta | 84,382,387[5]. | ||
Lacagta | Turkish liraa (TRY ) |
|||
Waqtiga | EET (UTC+2) | |||
- | Xagaa (DST) | EEST (UTC+3) | ||
Taariikhda | dd/mm/yyyy (AD) | |||
Wadista Baabuurta | right | |||
Thiinada telka | 90 | |||
Furaha Internetka | .tr |
w:arc:ܛܘܪܩܝܐ Turkiga (Af-Turki: Türkiye; Af Carabi : ar) sida dowliga ah loo yaqaano Jamhuuriyada Turkiga, waa wadan aad u balaadhan waxa uu ku kala yaala labad qaaradood ee Aasiya iyo Yurub wadanka.
Turkigu waxa uu xuduud la leeyhay Joorjiya, Iiraan, Armiiniya, Azrabijan dhinaca bari dhinaca koonfur waxa uu xuduud kala leeyahay dalalka, Ciraaq Suuriya iyo bada dhexe dhinaca galbeed waxaa ka xiga wadan giriiga iyo wadanka Bulgaariya iyo bada loo yaqaano eeje, dhina waqooyi waxaa ka xiga bada madaw,waxa uu ahaa turkigu mid ay maa musho dawladii cismaaniyuuntu ilaa 1922 markaas oo la sameeyay dawladan turkiga ee aynu manta naqaano, dawladaas oo uu sameeyay ninkii la odhan jiray Mustafa Kemal Atatürki.
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date=
(caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date=
(caawin)