Warsangali

Warsangali ( Af-Soomaali : Warsangeli , Af-Carabi : ورسنجلي ), beddelkeeda Mohamoud Harti,  waa beel ka mid ah beelaha Soomaaliyeed , oo ka tirsan laanta weyn ee Harti , oo ka tirsan qabiilka Daarood , oo ka mid ah qabaa'ilka ugu badan ee Soomaalida.  Af -Soomaaliga , magaca Warsangali waxa uu macnihiisu yahay " war wanaagsan keena."  Warsangali waxay degaan Gobolada Sanaag,Haylaan, Bari, iyo Sidoo kale Sool


From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Tubidy