Wikipedia:Waxbarid/Waxbedel

Hordhac Sida wax loo
qoro
 Habayn Xidhiidhin Hagaajin
ilaha tixraaca
 Boga
wadahadalka
 Xasuusnow Diiwaangelin Macluumaad dheeraad ah  

Wax-qorista Wikipedia waa mid fudud marka aad fahanto. Barta Wikipedia waxay isticmaashaa labo nidaam marka wax la bedelayo/qorayo; kuwaasi oo kala ah: qoraal-bedel caadi ah (wikitext) iyo nidaam cusub oo loo yaqaano aragti-bedel (visualeditor). Hadaba si aad marka hore u soo alamiiteyso waxaad samaysaa bog tijaabo ah adigoo aadaya Bacaadka. Waxaad halkaas ku samayn kartaa qoraalo tijaabo ah si aad u fahanto nidaamka iyo qaabka Wikipedia wax loogu qoro.


From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Tubidy