Mareexaan

Mareexaan (Marehan)
مريحان
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya[1]
 Itoobiya
 Yemen
 Kenya
 United Kingdom
 Maraykanka
Luqada

Af-Soomaali

Diinta

Islam (Sunni)

Dadka ay dhalyo wadagaan

Majeerteen, Dishiishe, Reer Darawiish, Leelkase, Ogaadeen, Warsangali iyo Beelo kale

Mareexaan (Af Ingiriis : Marehan; Af Carabi : ar‎) Waa beel ka mid ah Dadka Soomaalida ee ku dhaqan Koonfurta Soomaaliya. Mareexaan waa beel ka mid ah beel-weynta Daarood.

Intiisa badan Mareexaan wuxuu ku dhaqan yahay gobolka Jubbada Hoose, Gedo iyo Jubbada dhexe ee Koonfurta Soomaaliya, gobollada dhexe ee Galguduud iyo Mudug, gobolka Somaali Galbeed, iyo dhanka xaduud beenaadka Gobolka Waqooyi Bari Kiinya.[2]

  1. Cerulli, Enrico. Texts of the consuetudinary law of the Marrehan Somali, pp 14-16Template:Verify source
  2. Jerónimo Lobo, The Itinerário of Jerónimo Lobo, tarjumaadii Donald M. Lockhart (London: Hakluyt Society, 1984), pp. 59,66

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Tubidy